Archive for January 16th, 2010

Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq

Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq
XAFLAD BALLAARAN OO LAGU MAAMUUSAYEY SANAD DUGSIYEEDKII 1AAD EEĀ DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LUUQ OO MAANTA KA DHACDAY XARUNTA DUGSIGA LUUQ By Cabdulahi Maxamed Xasan Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada iyo dadweyne farabadan... 

Copyright © 2010 eastado.org · All rights reserved · Powered by Eastado team