Archive for January, 2010
Xaflad ballaaran oo lagu maamuusay sannad dugsiyeedkii 1aad
….ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Luuq
Wednesday, November 30, 2005
By Cabdulahi Maxamed Xasan, Allgedo, Luuq
Suldaan Aaden C/laahi Xuseen (Aaden-gaab) oo xafladdii maanta ka hadlaya Maamulaha Iskuulka Degmada Luuq, Cabdulahi Maxamed Xasan
LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen...
War bxin la xariirta Dugsiga Hoose-Dhexe ee Luuq
… oo uu soo diyaariyay maamulaha Iskuulka Cabdulahi Maxamed Xasan
Luuq, Somalia (AOL) – Iskuulka Luuq Primary School oo la aas-aasay December 25, 2004 ayaa waxaa aas-aaskiisii dhidibada u dhigay ilaa iyo iminkana gacanta ku haya Ururka East African Development Organization (EADO) oo waagii hore ahaan jiray Gedo Edocationd Development Organization (G.E.D.O.)
Wax barashada Degmada Luuq oo markii la’aasay Iskuulkan mareysay meel eber...
Welcome to East African Development Organization
East African Development Organization’s website is under construction. www.eastado.org
Read More →
