Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay

Xubnaha Ururka East African Development Organization ayaa markii ugu horeysay maanta shir Teleefaneed ay yeesheen waxay iskula soo qaadeen sidii loo hormarin lahaa Ururka EASTADO iyo ujeedooyinkiisa.

Masawirkaan waa arday dhiganeysa Iskuulka Buurdhuubo.

Ujeedooyinkii ugu muhiimsanaa ee maanta la’sku soo qaaay ayaa waxaa ka mid ahaa in xiriir toos ah lala yeesho maamulka Iskuulada ee sida tooska ah u hoos yimaada EASTADO iyo sidii gacan looga geysan lahaa waxbarashada deegaanadaas.

Haddaba, warkan oo faah-faahsan dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa haddii uu Rabi idmo.

comment closed


Copyright © 2010 eastado.org · All rights reserved · Powered by Eastado team