Board of Directors
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo (Gedo Education Development Organization) oo marka lasoo gaabiyo ah G.E.D.O. ayaa ku guuleystay furitaanka iyo dhaqan gelinta marshruucii hore ee waxbarashada Degmada Luuq oo la furay December 25, 2004
A/C,
Bismilahi, Ugu horeyntii, Ilaah baa cise iyo mahad dhamaanteed iska leh, Nabi geena suubanaa ee Maxamedna nabad gelyo iyo naxariis korkiisa alaha ka yeelo. Intaa kaddib, walaaleyaal, sida aad in badan...
