Eastado News

Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay

Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay
Xubnaha Ururka East African Development Organization ayaa markii ugu horeysay maanta shir Teleefaneed ay yeesheen waxay iskula soo qaadeen sidii loo hormarin lahaa Ururka EASTADO iyo ujeedooyinkiisa. Masawirkaan waa arday dhiganeysa Iskuulka Buurdhuubo. Ujeedooyinkii ugu muhiimsanaa ee maanta la’sku soo qaaay ayaa waxaa ka mid ahaa in xiriir toos ah lala yeesho maamulka Iskuulada ee sida tooska ah u hoos yimaada EASTADO iyo sidii gacan looga... 

Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo

Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo (Gedo Education Development Organization) oo marka lasoo gaabiyo ah G.E.D.O. ayaa ku guuleystay furitaanka iyo dhaqan gelinta marshruucii hore ee waxbarashada Degmada Luuq oo la furay December 25, 2004 A/C, Bismilahi, Ugu horeyntii, Ilaah baa cise iyo mahad dhamaanteed iska leh, Nabi geena suubanaa ee Maxamedna nabad gelyo iyo naxariis korkiisa alaha ka yeelo.  Intaa kaddib, walaaleyaal, sida aad in badan... 

Xaflad ballaaran oo lagu maamuusay sannad dugsiyeedkii 1aad

Xaflad ballaaran oo lagu maamuusay sannad dugsiyeedkii 1aad
….ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Luuq Wednesday, November 30, 2005 By Cabdulahi Maxamed Xasan, Allgedo, Luuq Suldaan Aaden C/laahi Xuseen (Aaden-gaab) oo xafladdii maanta ka hadlaya Maamulaha Iskuulka Degmada Luuq, Cabdulahi Maxamed Xasan LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen... 

War bxin la xariirta Dugsiga Hoose-Dhexe ee Luuq

War bxin la xariirta Dugsiga Hoose-Dhexe ee Luuq
… oo uu soo diyaariyay maamulaha Iskuulka Cabdulahi Maxamed Xasan Luuq, Somalia (AOL) – Iskuulka Luuq Primary School oo la aas-aasay December 25, 2004 ayaa waxaa aas-aaskiisii dhidibada u dhigay ilaa iyo iminkana gacanta ku haya Ururka East African Development Organization (EADO) oo waagii hore ahaan jiray Gedo Edocationd Development Organization (G.E.D.O.) Wax barashada Degmada Luuq oo markii la’aasay Iskuulkan mareysay meel eber... 

Copyright © 2010 eastado.org · All rights reserved · Powered by Eastado team