Latest

Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq

Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq
XAFLAD BALLAARAN OO LAGU MAAMUUSAYEY SANAD DUGSIYEEDKII 1AAD EE DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LUUQ OO MAANTA KA DHACDAY XARUNTA DUGSIGA LUUQ By Cabdulahi Maxamed Xasan Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada iyo dadweyne farabadan... 

Warbixintii hore ee Iskuulka Burdhuubo

Warbixintii hore ee Iskuulka Burdhuubo
Warbixin ku saabsan Iskuulka Burdhubo Primary School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo Inta aanan soo bandhigin war bixin faah-faahsan oo qoraal ah iyo mid cod ah oo ku saabsan Iskuul Buurdhuubo ku yaala oo magaciisa la yiraahdo BURDHUBO PRIMARY SCHOOL, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaalka Iskuulkaas dhinacyada: Dhismaha, qolalka wax barashada, albaabka hore ee Iskuulka, muuqaalka Ardayda oo gabdho iyo wiilal isugu... 

Ururka EASTADO waxuu dhisay Iskuulka Buurdhuubo

Ururka EASTADO waxuu dhisay Iskuulka Buurdhuubo
Degmada Buurdhuubo oo ka mid ah degmooyinka Gobolkaa Gedo oo ahayd meelaha ugu daran ee Gobolka xaga waxbarashada ka liitay ayaa haatan waxay degmadu u muuqanaysaa mid ka soo reynayso xaaladahii hore, kaddib markii mudo iminka laga joogo labo bilood uu u hawlgalay dhismaha Iskuulka iyo qalabka  waxbarasha Urur Samafal Wadani ah oo lagu magacaabo East African Development Organization (EASTADO) oo uu fadhigiisu yahay dalka Mareykanka. Halkan... 

Waa sidee xaaladda Iskuulka Daabley

Waa sidee xaaladda Iskuulka Daabley
Xaaladda waxbarasho ee tuulada Daabley oo ka tirsan degmada Garbahaarey ayaa u muuqata mid kasoo reynaysa, waxaana tuuladaasi ka dhisan dugsiyo hoose iyo dhexe oo ay wax ka bartaan ardey tiradoodu ay dhan tahay ilaa 330 arday, kuwaasi oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Maamulaha Dugsiga H/Dhexe ee Daabley Cali Xasan Ismaaciil oo aan kula kulmay tuuladaasi ayaa ii sheegay in dadka deegaanku oo ay ku jiraan dadka waaweyn in xilligani ay baahi weyn... 

Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay

Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay
Xubnaha Ururka East African Development Organization ayaa markii ugu horeysay maanta shir Teleefaneed ay yeesheen waxay iskula soo qaadeen sidii loo hormarin lahaa Ururka EASTADO iyo ujeedooyinkiisa. Masawirkaan waa arday dhiganeysa Iskuulka Buurdhuubo. Ujeedooyinkii ugu muhiimsanaa ee maanta la’sku soo qaaay ayaa waxaa ka mid ahaa in xiriir toos ah lala yeesho maamulka Iskuulada ee sida tooska ah u hoos yimaada EASTADO iyo sidii gacan looga... 

Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo

Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo (Gedo Education Development Organization) oo marka lasoo gaabiyo ah G.E.D.O. ayaa ku guuleystay furitaanka iyo dhaqan gelinta marshruucii hore ee waxbarashada Degmada Luuq oo la furay December 25, 2004 A/C, Bismilahi, Ugu horeyntii, Ilaah baa cise iyo mahad dhamaanteed iska leh, Nabi geena suubanaa ee Maxamedna nabad gelyo iyo naxariis korkiisa alaha ka yeelo.  Intaa kaddib, walaaleyaal, sida aad in badan... 

Copyright © 2010 eastado.org · All rights reserved · Powered by Eastado team