Somali News
Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq
XAFLAD BALLAARAN OO LAGU MAAMUUSAYEY SANAD DUGSIYEEDKII 1AAD EE DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LUUQ OO MAANTA KA DHACDAY XARUNTA DUGSIGA LUUQ
By Cabdulahi Maxamed Xasan
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada iyo dadweyne farabadan...
Qiimeyntii Burdhubo Primary School
Qiimeynta qarashka ku bixi kara 3 qol oo uu leeyahay Buurdhuubo Primary School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo
Qiimeyntaan waxaa lasoo diyaariyay June 14, 2007, waxaana soo diyaariyay wariye Axmed Cumar Saalixi/ Source: AOL
Taariikhdu markii ay aheyd June 3, 2007 waxaa magaalada Buurdhuubo oo ka tirsan Gobolka Gedo booqasho ku tegay wariye Axmed Cumar Saalixi. Wariyaha oo uu la socday nin fuundi ah oo kasoo raacay magaalada...
Codsi ka yimid Maamulaha Burdhubo Primary School
Codsi ku saabsan dib u habeynta dugsiga Hoose/dhexe ee Deg. Buurdhuubo
Ku: Jaaliyadaha beesha SADE ee dalka dibadiisa
Ka: Maamulka dugsiga H/Dhexe Deg. Buurdhuubo
Cabdi Xaaji Maxamed, maamulaha Burdhubo Primary School
A/c,
Walaalayaasha Sharafta Mudan ee ku dhaqan dalka dibadiisa waxaan si sharaf mudan idinkaga Codsanayaa anigoo ku hadlaya magaca Maamulka, macalamiinta, Ardeyda iyo Gudiga waalidiinta D/Hoose/dhexe ee Deg. Buurdhuubo inaad gacan...
Warbixintii hore ee Iskuulka Burdhuubo
Warbixin ku saabsan Iskuulka Burdhubo Primary School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo
Inta aanan soo bandhigin war bixin faah-faahsan oo qoraal ah iyo mid cod ah oo ku saabsan Iskuul Buurdhuubo ku yaala oo magaciisa la yiraahdo BURDHUBO PRIMARY SCHOOL, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaalka Iskuulkaas dhinacyada: Dhismaha, qolalka wax barashada, albaabka hore ee Iskuulka, muuqaalka Ardayda oo gabdho iyo wiilal isugu...
Ururka EASTADO waxuu dhisay Iskuulka Buurdhuubo
Degmada Buurdhuubo oo ka mid ah degmooyinka Gobolkaa Gedo oo ahayd meelaha ugu daran ee Gobolka xaga waxbarashada ka liitay ayaa haatan waxay degmadu u muuqanaysaa mid ka soo reynayso xaaladahii hore, kaddib markii mudo iminka laga joogo labo bilood uu u hawlgalay dhismaha Iskuulka iyo qalabka waxbarasha Urur Samafal Wadani ah oo lagu magacaabo East African Development Organization (EASTADO) oo uu fadhigiisu yahay dalka Mareykanka.
Halkan...
Waa sidee xaaladda Iskuulka Daabley
Xaaladda waxbarasho ee tuulada Daabley oo ka tirsan degmada Garbahaarey ayaa u muuqata mid kasoo reynaysa, waxaana tuuladaasi ka dhisan dugsiyo hoose iyo dhexe oo ay wax ka bartaan ardey tiradoodu ay dhan tahay ilaa 330 arday, kuwaasi oo isugu jira wiilal iyo gabdho.
Maamulaha Dugsiga H/Dhexe ee Daabley Cali Xasan Ismaaciil oo aan kula kulmay tuuladaasi ayaa ii sheegay in dadka deegaanku oo ay ku jiraan dadka waaweyn in xilligani ay baahi weyn...
Newska halkan la galinayo waa Af Somali
News-ka halkan la galinayo waxuu noqon doonaa oo kaliya mid la xariira wax qabadka Ururka East African Development Organization.
Site-kan wali dhismaa ku socda…
Read More →
