eastado.org
Muuqaalka ardayda Iskuulka Luuq
XAFLAD BALLAARAN OO LAGU MAAMUUSAYEY SANAD DUGSIYEEDKII 1AAD EE DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LUUQ OO MAANTA KA DHACDAY XARUNTA DUGSIGA LUUQ
By Cabdulahi Maxamed Xasan
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
LUUQ, Somalia – Waxaa saakay ka dhacday xarunta Dugsiga Hoose/ Dhexe ee degmada Luuq xaflad lagu maa muusayey sanad dugsiyeedkii 1-aad ee dugsiga Hoose/Dhexe ee degmada Luuq. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen maamulka degmada iyo dadweyne farabadan oo isugu jira waalddiinta ardayda wax ka dhigata dugsiga, gudiyada waaliddiinta iyo waxbarashada ee dugsiga, aqoonyahano, wakiilo ka socday hay’adaha samafalka ee ku sugan degmada Luuq iyo dad kale oo farabadan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey maamulka dugsiga iyada oo ahayd mid si weyn looga dareemayey maanta degmada Luuq.
Xafladdan maanta lagu qabtay xarunta dugsiga Luuq ayaa ku soo beegantay sanad dugsiyeedkii dugsiga iyada oo ardadii ka qayb gashay imtixaanka sanad dugsiyeedka ahayd sida uu sheegay Mr C/laahi Maxamed Xasan oo ah maamulaha dugsiga 482 arday kuwaasi oo 185 ka mid ah ay gabdho ahaayeen halka 297-da kale ay wiilal ahaayeen.  Tirada ardayda gudubtay sanad dugsiyeedkan oo ah kii 1-aad ayaa noqday 448 arday, kuwaasi oo ka gudbaya fasalladii ay ahaayeen sanadkan 2005-ka una gudbi doona heerarka ku xiga fasalladii ay ku jireen sanadkan, waxaana dhacay 34 arday.
Warbixn dheer oo ka hadlayso dugsiga kadib ayaa qaar ka mid ah waxgaradka degmada Luuq ee lagu cusumay xafladda ay hadallo qiiro leh oo ku aadan waxbarashada iyo muhiimada ay leedahay ka jeediyeen munaasabaddaas.  Dadkii ka hadlay maanta xafladdaas ayaa waxaa ka mid ahaa Suldaan Aaden C/laahi Xuseen (Aaden-gaab) oo hadallo muhiimadooda leh ka jeediyey xafladdan. Hadalladii uu ka yiri xafladda maanta Suldaanka ayaa waxaa ka mid ahaa “RUNTII WAXAA MAHAD ISKA LEH ALLE, BALSE MAHAD GAAR AH WAXAAN U JEEDINAYAA DADKII JUHDIGA WEYN KU BIXIYEY QORSHAHAN WAXBARASHADA DEGMADA LUUQ  OO AY KA MID YIHIIN DHALINYARADA DIBADAHA JIRA EE KU ABTIRSADA DEEGAANKA GEDO AMA LUUQ, KUWAASI OO LA’AANTOOD AY WAX WEYN NOO SUURO GALEEN, BALSE MAANTA WAXAA REER LUUQ LOOGA FADHIYAA SIDII AY GACMAHA IYO ILKAHA ISUGU GEYN LAHAAYEEN FURSADDAN QAALIGA AH ISLA MARKAANA AY ISKU TASHI HOOSE U SAMAYN LAHAAYEEN AYUU HADALKIISII KU SOO KOOBAY SULDAANKA”.
Isku soo duuboo, waxaa maanta laga daalacan karay in badan oo ka soo qayb gashay xafladda in ay ku baraarugsanyihiin waqti xaadirkan muhiimmada ay leedahay aqoonta/waxbarashada, waxaa kaloo xafladda hadalo kooban oo xambaarsan micno weyn ka jeediyey duqa magaalada Luuq Mr Ibraahim Maxamed Nuur (Darbo), kaasi oo sheegay sida ay lagama maarmaan u tahay in ay reer Luuq u fahmaan in ay leeyihiin dugsiga iyaga oo aanan meel kale wax ka sugin loona baahanyahay in loo istaago hormarinta dugsiga iyo guud ahaan waxbarashada Luuq iyo nawaaxigeeda, waxuuna duqa hadalkiisii ku soo gabagabeeyey “WAXAAN MAANTA HELNAY FURSAD NAGA MAQNAYD 15kii SANO EE AYNU SOO DHAAFNAY LOONA BAAHANYAHAY IN LALA JAANQAADO GOBOLLADA DALKA”.
Qiimeyntii Burdhubo Primary School
Qiimeynta qarashka ku bixi kara 3 qol oo uu leeyahay  Buurdhuubo Primary School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo
Qiimeyntaan waxaa lasoo diyaariyay June 14, 2007, waxaana soo diyaariyay wariye Axmed Cumar Saalixi/ Source: AOL
Taariikhdu markii ay aheyd June 3, 2007 waxaa magaalada  Buurdhuubo oo ka tirsan Gobolka Gedo booqasho ku tegay wariye Axmed Cumar  Saalixi. Wariyaha oo uu la socday nin fuundi ah oo kasoo raacay magaalada  Baardheere ayaa waxuu soo qiimeeyay qarashka ku bixi kara 3 qol oo hoos dhagax  ka ah, korna la saarayo Jiingad ama laamayeeri.
Haddaba, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dayacatirka Iskuulkaas oo uu  fuundiga kusoo qiimeeyay qiimaha ugu yar ee Iskuulkaas lagu dayac tiri karo.
Qiimeynta Iskuulkaas oo ku cad hoos ayaa waxaan ku soo gudbineynaa Shilling  Somali ahaan iyo Dollar ahaan, waana sidaan hoose:-
Ugu horeyn, inta  		aanan qiimeynta idiin soo gudbin, waxaan dooneynaa in aan halkaan  		idinkugu soo gudbino qiimaha halkii Dollar uu ka joogay Shillin Somali  		ahaan gobolka Gedo markii qiimeyntaan lasoo sameeyay oo aheyd June 4,  		2007.
Furaha qiimeynta 3 qol ee Iskuulka Buurdhuubo Primary School oo ku yaala  		magaalada Buurdhuubo:- 1.  $1 = 12,300  		Shilling Somali.
2.  Qiimaha guud ee 3 qol = 55,490.000 Shilling Somali
3.  Dollar ahaan = $4,511
Faah-faahin qiimeynta 3 qol ee Iskuulka Buurdhuubo Primary  School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo waa:-
1- Dhismaha cusub ee iskuulka waxuu ka koobnaanayaa 3 qol oo baraako ah oo  midiiba cabirkeedu uu yahay 7m * 5m, tirada laamatyeeriga qolkiiba la saarayo  waa 32 xabo*120,0000 Shilling Somali waa 11,520,000/=.
2-  Noocyada alwaaxda baraakada waa Mezzo morale iyo Tavole oo dhan 72 xabo oo  kiiba uu yahay 108,000 oo Shillin waxay u dhigantaa 7,776.000 Shilling Somali.
3-  Albaabka iyo daaqadaha waa 3 albaab iyo lix daaqadood * 650,000 Shilling  Somali oo la mid ah qiimaha 1,950.000 Shilling Somali.
4-  Dhista iyo tiirarka ku filan 3 qol waa 12,000,000 oo Shilling Somali.
5-  Silig iyo musbaaaro waa 2,300.000 Shillin Somali.
6-  Shaqaale dhismo waa 4800,000 Shilling Somali.
7-  Kuraas 60 xabo oo ah nooca fomamka ayna ku fadhiisan karaan kiiba 3 ardey *  63000/=  waa 378,000 Shilling Somali.
8-Miisas 60 xabo * 95,000/So. Sh. waa 570,000/ So. Sh.
Total waa 55,494,000/ So. Sh. oo u dhiganta $4,511 oo dolor oo weli ayan ku  jirin kharashka ku baxaya Baabuurka alaabta oo inta badan laga qaadayo  Baardheere.
Axmed Cumar Saalixi, Bardhere, Somalia
Fiiro gaar ah:  Ujeedada qiimeynta Iskuulkaan in aan Allgedo  kusoo bandhigno ayaa ah codsi nooga yimid maamulka, macalimiinta iyo Ardayda  Burdhubo Primary Iskuul oo codsanaya in cidii awoodi karta in ay ka qeyb qaadato  dayacatirka iyo dhismaha Iskuulkaas ay wax kala qabato.
Codsi ka yimid Maamulaha Burdhubo Primary School
Codsi ku saabsan dib u habeynta dugsiga Hoose/dhexe ee Deg. Buurdhuubo
Ku: Jaaliyadaha beesha SADE ee dalka dibadiisa
Ka: Maamulka dugsiga H/Dhexe Deg. Buurdhuubo
Cabdi Xaaji Maxamed, maamulaha Burdhubo Primary School
A/c,
Walaalayaasha Sharafta Mudan ee ku dhaqan dalka dibadiisa waxaan si  sharaf mudan idinkaga Codsanayaa anigoo ku hadlaya magaca Maamulka, macalamiinta,  Ardeyda iyo Gudiga waalidiinta D/Hoose/dhexe ee Deg. Buurdhuubo inaad gacan nagu  siisaan sidii dib-habeyn loogu sameyn lahaa dugsigaasi oo hadda ay soo wajahdey  xaalado adag oo ay ugu daran yihii xaga fasalada iyo Qalabka ardeydu ay  isticmaalaan.
Walaalayaal sida lawada ogsoon yahay ama aad ku aragteen warbixinta laga qorey  Dugsiga iyo sawirada xaaladu waxay mareysa inaan isku tashi walaalnimo aanu  sameyno, maadama dadweynaha Buurdhuubo ayan maanta awood u lahayn in arintaasi  ay wax ka qabtaan, iyadoo Hay’addii Macalimiinta ka caawinaysey xaga Mushaarka  ee NCA ay ku kooban tahay oo keliya Mushaarada macalamiinta oo tiradoodu ay  tahay 7 macalin, taasi oo weliba baahida macalimiinta aanan dabooleyn. Horey  Hay’adda oo iskuulka wadey ilaa 1993dii waxay noo sheegtay inaysan wax shaqo ah  ayan ku lahayn, sidaas darteed haddii xaaladu ay sidan ku sii socoto waxaa halis  ah in ardeyda Buurdhuubo ay deegaano kale u doontaan waxbarasho, maadama  qolalkii waxbarashada iyo kuraastii iyo miisas aanu lahayn iskuulka.
Walaalayaal, waxaan ugu dambeentii si sharaf mudan idinkaga codsanayaa inaad  codsigeena aad tixgelisaan, si aan ugu faa’ideysano labada Bilood ee fasaxa  ardeyda ee sanad dugsiyeeka lagu jiro.
Waad Mahadsan tihiin.
Maamulaha Dugsiga H/dhexe ee Deg./Buurdhuubo – Cabdi Xaaji Maxamed.
garyare35@yahoo.com
Warbixintii hore ee Iskuulka Burdhuubo
Warbixin ku saabsan Iskuulka Burdhubo  Primary School oo ku yaala magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo
Inta aanan soo bandhigin war bixin faah-faahsan oo qoraal ah  iyo mid cod ah oo ku saabsan Iskuul Buurdhuubo ku yaala oo magaciisa la yiraahdo  BURDHUBO PRIMARY SCHOOL, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaalka  Iskuulkaas dhinacyada: Dhismaha, qolalka wax barashada, albaabka hore ee  Iskuulka, muuqaalka Ardayda oo gabdho iyo wiilal isugu jira, tirada guud ee  ardayda, tirada wiilasha, tan gabdhaha, tirada macalimiinta, maamulaha iyo  gudoomiyaha iyo sidoo kale muuqaalka iyo magacyada macalimiinta, maamulaha iyo  Gudoomiyaha Iskuulkaas.
Ugu horeyntii, xaalada waxbarasho ee Buurdhuubo meel xun ayey mareysaa oo  ardeyda iyo waalidiintooda niyad waa u hayaan waxbarashada, balse gacantooda  ayaa maran.  Haddii aan la helin kaalmo deg-deg ah oo Iskuulkaas loo fidiyana,  waxaa xaqiiqo ah in ardayda faraha badan ee Iskuulkaas dhigata in aanay marnaba  gaari doonin hadafkooda wax barasho ee ay hadda sida weyn diyaarka ugu yihiin in  lagu garab qabto.
Waxa hadda ugu dara ardaydaas waxaa ka mid ah qolalka wax lagu baro oo ah  dersooyin oo xilliga roobku uu da’ayo ardeyda waa la kala diraa.  Sidoo kale,  kuraas iyo miisas la’aan ayaa jirta sida aad sawirada ku arki doontaan.
Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Iskuulka Burdhubo Primary  School waa sidan:-
1-  Dhismaha Iskuulka waa dersooyin aana wax roob ah celinaynin, oo aan u ekayn  goob wax lagu baran karo.
2-  Kurasta iyo miisaska lagu fadhiisto waa ilaa 15 xabo oo aan u habeysneyn  kuwa waxbarashada.  Ardeyda waxay kuraas ahaan ugu fadhiistaan dhagxaan, Biibab  iyo dhulka.
3-  Maamulaha Iskuulka oo la yiraahdo Cabdi xaaji iyo macalimiinta sawiradooda  hoos baad ku arki kartaan.
4-  Tirada maamulaha iyo macalimiinta waa 7 waxayna kala yihiin:  Cabdi xaaji  Maxamed-(Maamule), C/laahi Aden (macalin), Odowaa C/laahi haaruun (macalin),  Aden ukure C/laahi (macalin), Sh.C/qaadir Maxamed Muuse (macalin),  Maxamed Aden  Maxmed (macalin), iyo  Ibraahin Sh. Cabdi Bashiir (macalin).
5. Tan wiilasha Iskuulka dhigata waa 140, tan gabdhaha waa 144, isu geynta guud  ee tirada ardeyda Burdhubo Primary School waa 288 Arday.
6.  Manhajka waxbarashada Iskuulka waa midka Gobolka laga istcmaalo oo ay  dejiyeen Hay’adaha UNICEF iyo UNESCO.
7-  Iskuulka waxaa la aas’aasey 1993-diii, ardeyduna waxay ku kala jiraan  fasalada 1-aad ilaa 8-aad ee Dugsiga hoose ilaa Dhexe.
8-  Todobada macalin – kiiba waxuu qaataa bishii lacag dhan $60 oo ay bixiso  Hay’adda NCA oo ay ugu talagashay in la siiyo macalamiinta wax ka dhigta  dugsiyada 1-aad ilaa 4-aad oo ma ogola NCA in ardeydu ay gaaran ilaa fasalka  8-aad.
Hay’adda NCA wax shaqo ah kuma lahan dhismaha dugsiga iyo qalabka waxbarashada  oo waxay ku kooban tahay oo keliya mushaarka 7-da macalin, waxayna waalidiinta  Buurdhuubo u sheegeen in ay bixiyaan wax qabadka Iskulka boqolkiiba konton (50%)  taasi oo waalidiinta aardeyduna ayan awoodin.
Xasuusin:  Warbixin dheeri ah oo intaan ka faah-faahsan iyo wareysiyo maqal ah  oo lala soo yeeshay maamulaha, Gudoomiyaha, macalimiinta iyo qaar ka mid ah  Ardayda Iskuulka Burdhubo Primary School dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa  haddii uu rabi idmo.
Hoos ka eeg qaabka dhismaha Meeshii ay Ardayda Burdhubo Primay School wax ku baran jireen inta uusan Ururuka EASTADO u dhisin Iskuulka cusub:
Ururka EASTADO waxuu dhisay Iskuulka Buurdhuubo
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Magacii hore ee Gedo Education Development Organization (G.E.D.O.) ayaa waxaa  lagu badalay East African Development Organization (EASTADO.)
Dhismaha Iskuulkan oo markii hore ahaa dersooyin aan wax roob ah celinaynin oo  aan u ekayn goob wax lagu baran karo ayada oo kuraasta lagu fadhiisto iyo  miisaska oo ahaa 15 xabo aanay u habeysneyn kuwa wax lagu baran karo. Ardeyda  waxay kuraas ahaan ugu fadhiisan jireen dhagxaan, Biibab iyo dhulka ayaa haatan  waxaa loo dhamaystitry dhismo ka kooban ilaa 3 qol iyo kuraas iyo Miisas ku  filan 3 Qol.
Maamulaha Iskuulka Buurdhuubo Primary School Cabdi Xaaji Maxamed ayaa ku amaanay  Ururka EASTADO talaabooyinka wanaagsan oo ay u qaadeen xaga waxbarashada  Buurdhuubo, taasi oo uu sheegay in ay tahay mid aan marnaba la ilaawi karin iyo  dadkii ay gacanta kaga heleen taabegilinta dhismaha Dugsigan iyo Qalabeyntiisa.
Maamulaha ayaa sheegay in Dugsiga la aas’aasey sanadkii1993-dii, ardeyduna waxay  ku kala jiraan fasalada 1-aad ilaa 8-aad, tirada guud ee sanad dugsiyeedkani  fadhida dugsiga ayuu sheegay inay gaarayaan 298 arday oo isugu jira 153 gabdhood  iyo 145 wiilal, isagoo intaasina ku darey in weli is qorista ardeyduna ay socoto.
Dugsigu ma lahan ayuu yiri hadda Musqulo, maadama ardeydu ay badan tahay.  Waxaa  sidoo kale ka maqan Iskuulka Gidaar wareeg ah iyo Xafiiskii Maamuulka iyo  macalimiintu ay shaqadu ku wadi lahayeen, sidaas darted ayaan mar kale waxaan ku  celinayaa ayuu yiri maamulahu codsi ku aadan in waxii la awoodo arimahaasi wax  nalooga qabto, maadama hadda ay hirgashey howshii ugu muhiimsaneyd.
By Axmed Cumar Saalixi, Baardheere/Gedo/Somaliya.
Waa sidee xaaladda Iskuulka Daabley
Xaaladda  waxbarasho ee tuulada Daabley oo ka tirsan degmada Garbahaarey ayaa u muuqata  mid kasoo reynaysa, waxaana tuuladaasi ka dhisan dugsiyo hoose iyo dhexe oo ay  wax ka bartaan ardey tiradoodu ay dhan tahay ilaa 330 arday, kuwaasi oo isugu  jira wiilal iyo gabdho.
Maamulaha Dugsiga H/Dhexe ee Daabley Cali Xasan Ismaaciil oo  aan kula kulmay tuuladaasi ayaa ii sheegay in dadka deegaanku oo ay ku jiraan  dadka waaweyn in xilligani ay baahi weyn u qabaan in ay wax bartaan, isagoona  sheegay waxbarashada ka socota daabley oo ah mid lacag laaan ah in Dugsiyadoodu  ay taageero ka helaan Hay’adda NCA.
Cali Xasan ayaa u mahad celiyay Hay’adda NCA taageerada ay u  fidisay dugsiyadooda, isagoona soo hadal qaadey in dhowaan ay deegaanka ka  hergeliyeen dhismo ka kooban ilaa 6 qol oo dhagax ah, 2 musqulood iyo Jiko weyn  oo raashinka lagu kariyo.
Maamulaha ayaa ugu danbeyn waxaa uu ka codsaday Hay’addaha  samafalka iyo jaaliyadaha dibadda ee gobolka in ay wax kala qabtaan dhismayaal  cusub oo loo rabo Secondary School iyo sidii macalamiinta looga taageeri lahaa  gunooyinka la siiyo oo aanan ku filneyn.
Axmed Cumar  Saalixi, Baardheere/Gedo.
Newska halkan la galinayo waa Af Somali
News-ka halkan la galinayo waxuu noqon doonaa oo kaliya mid la xariira wax qabadka Ururka East African Development Organization.
Site-kan wali dhismaa ku socda…
Sample 2010 Report
This report is intended only to show how this system works…
This site still is under construction.
Ururka Eastado oo shir muhiim ah yeeshay
Xubnaha Ururka East African Development Organization ayaa markii ugu horeysay maanta shir Teleefaneed ay yeesheen waxay iskula soo qaadeen sidii loo hormarin lahaa Ururka EASTADO iyo ujeedooyinkiisa.
Masawirkaan waa arday dhiganeysa Iskuulka Buurdhuubo.
Ujeedooyinkii ugu muhiimsanaa ee maanta la’sku soo qaaay ayaa waxaa ka mid ahaa in xiriir toos ah lala yeesho maamulka Iskuulada ee sida tooska ah u hoos yimaada EASTADO iyo sidii gacan looga geysan lahaa waxbarashada deegaanadaas.
Haddaba, warkan oo faah-faahsan dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa haddii uu Rabi idmo.
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo
Ururka Horumarinta waxbarashada Gobolka Gedo (Gedo Education Development Organization) oo marka lasoo gaabiyo ah G.E.D.O. ayaa ku guuleystay furitaanka iyo dhaqan gelinta marshruucii hore ee waxbarashada Degmada Luuq oo la furay December 25, 2004
A/C,
Bismilahi, Ugu horeyntii, Ilaah baa cise iyo mahad dhamaanteed iska leh, Nabi geena suubanaa ee Maxamedna nabad gelyo iyo naxariis korkiisa alaha ka yeelo.  Intaa kaddib, walaaleyaal, sida aad in badan oo idinka mid ah ka warqabtaanba, Ururka G.E.D.O. ayaa waxaa la aas-aasay taariikhdu markii ay aheyd December 25, 2004.  Markii la aas-aasayay Ururkaas waxbarasho, ma jirin wax barasho la sheegi karay oo ka jirtay Degmada Luuq xiligaas oo aanan ka aheyn Iskuul yar oo isagu ahaa mid aanay sidaas tirada ardaydii dhigan jirtay iyo tayadiisaba sidaas u sii weyneyn oo waliba ahaa mid ay lahaayeen dad rayid ah (private school.)
Dhanka kalena, Iskuuladii hore ee ay dowladdu laheyd ee ku yiilay degmada Luuq ayaa isugu jiray kuwo bur-buray iyo kuwo ay dad rayid ah ku jireen oo ay adkeyd in si fudud looga saaro.  Haddaba, si kasta oo ay arrintu u adkeydba, Ilaah baa mahad iska lehe waxaa u suurta gashay Ururka G.E.D.O., maamulka Degmada Luuq, iyo qaar ka tirsan bulshada Soomaaliyeed oo iyagu is xilqaamay in ay ku dhiiradaan in ay Degmada Luuq ka furaan Dugsiga Hoose Dhexe ka furaan.
Waxaan halkaan uga mahad celineynaa cid kasta oo gacan ka geysatay furitaanka iyo taaba-gelinta Iskuulkaas oo ay maanta dhigtaan arday ku dhow-dhow 500 oo isugu jira wiilal iyo gabdhabo, kuwaas oo sida aad qaar masawiradooda ka mid ah halkaan ku arki doontaan ah wax lagu farxo.
Ugu danbeyntii, Si aad u aragtaan is bar-bardhigga masawiradii laga soo qaaday Iskuulada Degmada Luuq inta aanan la furin Dugsiga H/Dhexe ee Degmada Luuq iyo kuwii laga soo qaaday 6 bilood kaddib markii Iskuulkaas la furay waa kuwaan hoose ee nala eega:-